Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo war ka soo saaray arrin xiisad ka abuurtay Muqdisho

Booliska DF ayaa shalay bilaabay iney qasab ku saaraan shacabka deggan guryaha Bangiga dhexe ee ku yaalla Bangaariyo ka dib warqad dhowaan kasoo baxday Maxkamada Gobolka Banaadir oo dhulkaas lagu baneynayo. Dhulkan oo ah mid baaxad leh ayna ka dhisan yihiin guryo fara badan oo ay dhistay dowladii kacaanka ayaa ku yaalla inta u dhexeysa … Continue reading Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo war ka soo saaray arrin xiisad ka abuurtay Muqdisho